Gabar 8 jir ah oo Soomaali ah oo Kaalinta shanaad ka gashay tartanka Quraanka Kariimka ee Aduunka

Gabar 8 jir ah oo Soomaali ah oo Kaalinta shanaad ka gashay tartanka Quraanka Kariimka ee Aduunka
gabar yar oo 8 jir ah oo soomaali ah  oo lagu magacaabo sakiya xaaji abuukar oo kamid ah soomaalida ku dhaqan Dalka muzanbique ayaa kaalinta shanaad ka gashay tartanka qur,aanka kariimka oo aduunka oo dhan la isugu yimaado Dalka  sacuudiga  gaar ahaan magaalada jiddah xiliga bishan barakeesan ee ramadaanka

Sakaiya Abuukar waxay isbuuc ka hor ka dhooftay garoonka magaalada nampula ee dalka musanbiik, ayadoo ka soo qayb galaysa Tartanka 

sakiya oo 8 jir ah ayaa ku guulaysatay kaalinta 5naad aduunka oo dhan. Masha allah.Waa guul dhamaan u soo hoyatay shacabka soomaaliyeed waana tusaale fiican oo ku dayasho mudan.

Waatan sakiya oo la gudoonsiinaayo abaalmarintii guusha.



SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari
email:Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain