Posts

SAWIRKA MAANTA : Ma ogtahay in suuqii Maydiga iyo xabkaha uu ....

Puntland waxay muddo Sanad iyo Bar ah la Daalaa Dhacaysay Dhaqaalaa Xumo ka soo wajahday Dhinacyo Badan gaar ahaan xoolihii iyo badeecadihii la dhoofin jiray sida maydigii iyo fooxii puntland astaanta u ahaa oo suuqyadii hore isbadel ku yimaadeen arimo badan awgood iyadoo aan suuqya cusubna la raadin oo badala suuqyadaasi hore

marka ma Dawlada Puntland iyo laamaheeda Ganacsiga u qaabilsan sida wasaarada Ganacsiga iyo rugta ganacsiga ayaan doorkoodii si fiican uga soo bixin mise arintu waa mid kaduwan sidaas oo madaxdii dawlada oo uu ugu horeeyo Madaxwayne C/wali Gaas ayaan arinta dhaqalaha u soo jeedin oo hamigoodi kowaad noqday sidee soo dhawayn ka fiican masuulkaas adigu u heshaa iyo maxaa madaxwaynahaas si aniga iga fiican loogu soo dhaweeyay magaalada

DAAWASHO WACAN



#D #SAWIRKA MAANTA
Developed by Jago Desain