Akhriso qodobada ka soo baxay shirka Golaha Xukuumadda Puntland

Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa maanta looga hadlay Xaaladda Amaanka, Gudiyada ay ansixiyeen Dawladda Federaalka, Bamaamijka New Deal-ka, Xaaladda Gobolka Mudug iyo Warbixino.



Developed by Jago Desain