Posts

Wareysi Gaar ah oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Xaafada 1da August oo sanadka ku guulaysatay koobka kediska SBC ee xaafadaha Puntland


Waxaa dhawaan la soo gabagbeeyay tartan aqooneedkii kediska ramadaanka ee xaafadaha Puntland kaas oo soconayay intii lagu gudajiray bishii barakaysnayd ee Ramadaan

Tartanka oo ay sanadka ka soo qayb galeen 24 -xaafadood oo kamid ah xaafadaha magaalooyinka iyo dagmooyinka Puntland ayaa sanadka waxaa ku guulaysatay koobkii kediska xaafadaha Puntland sanadka 2015 xaafada 1da August ee magaalada Garowe waxana koobka kaalinta labaad ku guulaysatay xaafadda 26a juun iyagoo la kala gudoonsiiyay bilado iyo abaalmarin lacageed oo ay ku mutaysteen kaalmahan dahabiga ah ay galeen.

Radio sahan ayaa wuxuu Waraysi Gaar ah la Yeeshay Gudoomiyaha Xaafada 1da August fahiimo oo Kahadashay Qodobo Muhiima.

Halkan Hoose Ka Dhageyso waraysiga oo dhamaystiran.


Developed by Jago Desain