Posts

Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka GalMudug ee uu magacaabay C/kariin Xuseen Guuleed

C/kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Maamulka GalMudug ayaa Maanta oo Jimco ah waxa uu ku dhawaaqay Golahiisa Wasiiradda Cusub, Maalin kadib markii uu Cadaado Heshiis awood-qeybsi ahaa kula galay Garab kamid ah Ahlu Sunna.

Golahan Wasiirada Cusub oo ka kooban 24 Xubnood ayaa waxaa ku jira Labo Haween ah, waxaana Xubnaha ay yihiin kuwa intooda badan ku cusub Saaxada Siyaasadda dalka Soomaaliya.

23 Wasiir ku xigeen iyo 4 Wasiiru Dowle ayaa ku jira Xubnaha.

Halkan ka Daalaco Liiska Magacyada Golaha Wasiiradda Galmudug



SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain