August 15, 2015

DHAGEYSO WAREYSI: Haweeney U Sharaxan Xilka Duqa Dagmadda Boosaso

SHARE
Xamdi Cabdulle waa Gabar reer Puntland ah kana soo jeeda Gobalka Bari.

Hamdi Abdulle ayaa sheegtay inay qaban doonto Waxyaabo badan oo lagu hormarin doono Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Maxamed Laki Man ayaa waraysigan la yeeshay Dhagaysi wacan



BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka Calbari
email: baargaal@gmail.com
SHARE

Author: verified_user