Posts

Isku aadka Wareega Group-yada ee Horyaalka UEFA Champions League ee xili ciyaareedka 2015/2016 oo Dhamaystiran


Waxaa caawa Monaco lagu qabtay qori tuurka Isku aadka wareega group-yada ee tartanka kubbada cagta ugu xiisaha badan aduunka ee UEFA Champions League ee xiliciyaareed ka 2015/2016 iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh.

Group-yada ayaa u badan kuwo isu dheelatiran awooda kooxa kuwada jira iyadoo aysan isku aadin kooxaha waawayn ee Horyaalada yurub

Halkan kaga bogo dhamaan sideeda Group ee Champions Leaque-ga iyo kooxaha kuwada jira:-

Group A:
Paris Saint-Germain, Real Madrid, Shakhtar Donetsk, Malmo

Group B:
BSV, Manchester United, CSKA Moscow, Wolfsburg

Group C:
Benfica, Atletico Madrid, Galatasaray, Astana

Group D:
Juventus, Manchester City, Sevilla, Borussia Monchengladbach

Group E:
Barcelona, Bayer Leverkusen, Roma, BATE

Group F:
Bayern Munich, Arsenal, Olympiacos, Dinamo Zagreb

Group G:
Chelsea, Porto, Dynamo Kiev, Maccabi Tel-Aviv

Group H:
Zenit, Valencia, Lyon, Gent

SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain