Posts

Sawirka Maanta : maxaa Boosaaso iyo Gobolka Bari loogu Dari waayay meelaha lagu qabanayo shirka wadatashiga iyo midnimada puntland ??

Madaxwnaha Dawlada Puntland ayaa dhawaan daboolka ka qaaday in shirkii wadatashiga Puntland ee lagu waday inuu ka dhaco magalada Gaalkacyo in laga dhigay afar qaybood oo ka kala dhici doono Gaalkacyo, Garowe iyo Qardho, iyadoo dad badan iswaydiinayaan waxa shirka loogu dooran waayay magaaloyin kale sida magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari

Daawasho Wacan

Developed by Jago Desain