Posts

Sawirka Maanta :Tolow maxaa ku Dhacay wasaaradii kaluumaysiga puntland ??

Waxaa lagu jiraa wakhtigii ay shaqada badda ama kaluumaysigu bilaami jirtay , diyaar garow xoog leh ayaa loogu jiro iyadoo lays waydiinayo wasaaridii kaluumaysigu xagee ka baxday hawleheedi wacyi galinta hagida iyo nidaaminta shaqada kaluumaysiga

Daawasho wacan



BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka Calbari
email: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain