Posts

Sawiro: Hay’dda IOM oo qalab ku wareejisay xafiiska laanta socdaalka dekadda Bosaso

C/kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Maamulka GalMudug ayaa Maanta oo Jimco ah waxa uu ku dhawaaqay Golahiisa Wasiiradda Cusub, Maalin kadib markii uu Cadaado Heshiis awood-qeybsi ahaa kula galay Garab kamid ah Ahlu Sunna.

Golahan Wasiirada Cusub oo ka kooban 24 Xubnood ayaa waxaa ku jira Labo Haween ah, waxaana Xubnaha ay yihiin kuwa intooda badan ku cusub Saaxada Siyaasadda dalka Soomaaliya.

23 Wasiir ku xigeen iyo 4 Wasiiru Dowle ayaa ku jira Xubnaha.

Halkan ka Daalaco Liiska Magacyada Golaha Wasiiradda Galmudug





SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain