Posts

Sawirro: Haweenay maydkeeda la helay iyadoo heeso dhageysanaysay

Sida lagasoo xiganayo sawirro lasoo dhigay twitterka, haweenaydaan ayaa seexatay iyadoo mobilkeeda ka dhageysanasay music ama heeso.

Waxaa maydkeeda la helay saacaddo kadib, markii boolisku arkay dhiig kasoo tiftifaya dhagaheeda, iyadoo wajigeeduna uu gubtay sida sawirrada ka muuqata.

Saraakiil u hadlay booliska ayaa sheegay inay waqti badan ku qaadatay in haweenaydan la aqoonsado maadaama uu wajigeeda isbadalay. Lama sheegin macluumaad badan oo ku saabsan haweenaydan iyo falku meesha ka dhacay.

Khubrada caafimaadka ayaa ka digay in lagu seexdo fiilada dhagaha la gasho ee mobilka wax looga dhageysto.

Halkan ka Daawo sawirada

Developed by Jago Desain