Posts

WAR DEG DEG AH:- Axmed Madoobe Oo ku guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Jubbaland.

Waxaa hadda wareegii koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ku guulaystay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo helay 68 cod, mana jirin wareegyo kale oo doorashadu u gudubtay.

Natiijada Codayntii Wareegga Koowaad.
1:- Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) 68 Cod.
2:- Cismaan Xaaji Xuseen 2 cod.
3:- Hilowle Aadan Maxamed 2 cod.
4:- Maxamed Cismaan Yuusuf 0 cod.

Guddoomiyaha Baarlamaan Jubbaland Sheekh Cabdi ayaa ku dhawaaqay natiijada Doorashada, waxaana uu sheegay in Axmed madoobe uu Guulaystay.

Shabakada Baargaal.net
Developed by Jago Desain