Posts

Daawo Sawirada: Magacyada Xubnaha cusub ee Gollaha Degaanka Degmada Boosaaso oo la Shaaciyay

Guddiga Ansixinta iyo khilaafaadka Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso ayaa manta ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada cusub ee Golaha deegaanka degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

liiska xubnaha Golaha degaanka degmada Bosaso ee lagu dhawaaqay ayaa ka kooban 29 xildhibaan oo 5 kamid ah yihiin haween.

magacyada xubnaha Golaha degaanka degmada Bosaso ee G/Bari ay beelahu soo xuleen ayaa kala ah:

1. Maxamed Cabbaas Nuur Geesood
2. Aamino Cumar Maxamuud
3. Axmed Cali Saciid
4. Cumar Xaaji Faarax
5.Yaasiin Mire Maxamuud Dacar
6. Buruuj Cali Salaad Xassan
7. Cumar Cabdullaahi Cusmaan
8. Cabdicasiis Mahdi Maxamed C/salaam
9. C/weli Maxamed Hayaan
10.Maxamed Maxamuud Axmed
11. Faadumo Axmed Maxamuud
12. Faadumo Jaamac Xuseen
13. Idiris Cabdisataar Jaamac
14. Cali Maxamed Xassan
15. Ikraam Maxamuud Yuusuf
16. Maxamed Maax Colow
17. Cilmi Cumar Cilmi
18. Cabdi Nuur Gleyr
19. Ikraam Cawad Xuseen
20. Saciid Gaacshe Cusmaan Cali
21. C/maan Saalax Maxamuud
22. Maxamed Abokor Afyaanyo
23. Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)
24. Cabdulqaadir Ismail Saciid
25. Axmed Seed Axmed Muuse
26. Saciid Cabdiraxmaan Maxamed
27. Mursal Yuusuf Maxamuud
28. Maxamed Cumar Haaruun
29. Cumar Maxamed Muuse Boqor










SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain