DAAWO NIN SOOMAALI AH OO ILKIHIISA KU QAADAYA CULAYS DHAN 50 KG OO DAD BADAN KA YAABIYAY

Nin Soomaali ah oo ku nool Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa lasoo baxay arin la yaab leh waxaaana ilkihiisa uu ku qaadi karaa culys dhan 50KG.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Cali Cabdi Axmed ayaa warbixin laga diyaariyay ayaa muujinaysa Culayska uu ilkihiisa ku qaadayo.

Halkaan ka daawo warbixinta oo laga sii Daayay Tv ga caalamiga ee SBC INTERNATIONAL




SHABAKADA BAARGAAL.NET Isha wararka horumarka calbari email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain