Daawo Sawirada'' Kenya oo soo saartay khamri iyo Cabitaano laga sameeyay dheecaanka Qaadka

Daawo Sawirada'' Kenya oo soo saartay khamri iyo Cabitaano laga sameeyay dheecaanka Qaadka
Dowlada Kenya ayaa soo saartay khamri iyo Cabitaano kala nooc ah oo laga sameeyay daroogada ama dhieecaanka qaadka.

Fakirka lagu soo saaray Qamriga iyo Cabitaanada ka sameysan Qaadka ayaa waxaa leh arday ka qalin jabisay Jaamacadaha Nairobi kuwaasi oo darajada Masterka ku diyaariyay sameynta khiyo Cabitaanka.

khamriga iyo Cabitaankaani cusub ayaa waxaa loogu tallo galay inay isticmaalan dadka laga mamnuucay cunista qaadka kuwaasi oo si dadban u cunaayo.

Sidoo kale waxa uu Cabitaankaani cunista qaadka u sahlayaa dadka aan waqtiga u heyn qaadka, dhaqaatiirta, Madaxda iyo dhamaan dadka aan waqtiga u heyn cunista qaadka.
















Developed by Jago Desain