November 23, 2015

Daawo: Barnaamjika Kaftanka siyaasada iyo wariye Cali Xaraare oo dhulka la galay maamulada Khatumo iyo Maakhir

SHARE
Barnaamika Kaftan siyaasadeedka ee uu wariye Cali Xaraare kasameeyo maamulada Soomaalida ayaa markan diirada ku saaray dhulkana kula Galay Labada maamul ee Maakhir State iyo Khaatumo State oo kawada jira Gobolada Sanaag iyo Sool, bal Nala daawo.



SHABAKADA BAARGAAL.NET Isha wararka horumarka calbari baargaal@gmail.com
SHARE

Author: verified_user

Featured Post

Magaalada Taageer ee Degmada #Baargaal ee Gobolka #Gardafuu oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab [Sawiro]

Magaalada  Taageer ee Degmada Baargaal  ee gobalka Gardafuu waxaa  lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi Nabadon Caynab muuse Xaaji Sa...