Daawo Muuqaal: wiil Soomaaliyeed oo yar oo Caalamka ka Yaabsaday ka dib Qaraxyadii lagu qaaday dalka Faransiiska

Wiil yar oo Soomaali ah ayaa guud ahaan Caalamka oo idil ka yaabsaday ka dib markii uu si cajiib ah uga hadlay Qaraxyadii lagu qaaday magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska.

Wiilkan yar oo mar kasta ka hadla dhibaatooyinka ka dhaca Dunida ayaa waxa uu sheegay in Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Caalamka qaarkood aanan argagixiso lagu sheegin balse marka uu fuliyo qof Islaam sheeganaya horay laga buun buuniyo .

wiilkan yar ayaa sidoo kale sheegay in Diinta Islaamka ay tahay mid nabadgalyo ah wuxuuna carabka ku dhuftay in kooxaha Daacish , Al Qaacida , Al Shabaab iyo Boko Haram aysan eheen Muslim balse ay wataan dano u gaar ah halkan ka Daawo


SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain