Daawo:Deeq aruurin waxbarashada Dugsiyada dalkii hooyo oo lagu qabtey Toronto

Deeq aruurin waxbarashada Dusiyada dalkii hooyo ayaa lagu qabtey Toronto, Gaar haan School kuyaal magaalada Bursaalax ee Puntland.

Sarkaal katirsan ciidanka Booliska ee Canada ayaa barnaamijkaas garwadeen ka ah.

Officer Mohamud Elmi waxaa uu kudaadaaley Schoolka Rajo in uu ka hirgalo Magaalada Bursaalax.

Dad badan ayaa ka soo qeeyb galay deeq aruurinta lagu qabtey Toronto.

daawasho wacan.


SHABAKADA BAARGAAL.NET
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain