Posts

Hambalyo Meher wacan:Abuukar xaaji siciid maxamuud iyo Caasho xuseen maxamuud


Dhamaan Eheleda iyo asxaabta waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Boqorka Abuukar xaaji siciid maxamuud calibare & boqorada Caasho xuseen maxamuud carcar oo Meherkoodu Maanta oo ah arbaca taariikhduna tahay 25/11/2015 ka dhacay Hotelka Jubba ee magaalada Boosaaso.

Waxanuna leenahay hambalyo Hambalyo wada Noolado nabad ku waaara isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba Meherkiina lagu farax ubad khayra qaba kala hela

Noqda reerkii lagu nastee lagu negaado, wiil iyo caano gabar iyo caano, baarakallaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa bilkhayr
Aamiin ....... Aaamiin........... Aamiin
Developed by Jago Desain