Dhagayso: Gudoomiyaha degmada Bareeda oo dawlada Puntland ugu baaqay inay ka qayb qaataan furida wadda isku xirta Gobolka gardafuu iyo degmooyinka kale ee Soomaaliya

Qaybo kamid ah gobolka gardafuu waxaa xili roobaadkii dhawayd ka dhacay duufaano saamayn ku yeeshay dadka degmooyinka gobolka gardafuu.  
Gudoomiyaha Degmada Bareeda ee gobolka gardafuu ayaa sheegay inay dadku xiligan kasoo kabanayaan khasaarihii ay u gaysatay duufaanadii is xigay ee ku dhuftay gobolkaasi.
Siciid Yuusuf Diiriye Gudoomiyaha degmada bareeda ayaa sidoo kale baaq u diray dawlada Puntland isagoo ku baaqay inay ka qayb qaataan furida wadda isku xirta gardafuu iyo degmooyinka kale ee Soomaaliya.
Halkan ka dhagayso

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain