DHAGEYSO: Odayaal ka mid ah odayaasha Gobolka Gardafuu oo diidmo kala horyimid ku dhawaaqista Gudiga Doorashooyinka Puntland


Qaar kamid ah Nabadoona gobolka Gardafuu ayaa sheegay inay ka xunyihiin qaabka loo soo xulay guda doorashooyinka Puntland oo qaar kamid ah madaxwaynaha Puntland magacabay halka xubno 4 ah oo ka dhimanaaana mudanayaasha baarlamanku ay kusoo darsadeen.

Nabadoon Cali Jamac Salaad oo kamid ah nabadoonada gobolka garadfuu ayaa sheegay in gudigaasi uusan ahayn mid si cadaalad ah loosoo xulay isla marnaa ay haboontahay in lagu soo daro gobolka gardafuu maadama gobolkaasi uu qayb ka yahay Puntland.

Nabadoonka ayaa sheegay 9 gobol oo ay ka koobantahay Puntland ladoonayey in lagu saleeyo gudiga doorashooyinka gobolka gardafuuna aan lagu darin sida uu sheegay nabadoonka.

DHAGEYSO
Developed by Jago Desain