SAWIRKA MAANTA : Adeer Maxaa Meesha Yaal Awalba Puntland waxaan ....

sawirka maanta waxaan ku soo qaadanaynaa Bulshada Ku dhaqan Gobolka Gardafuu oo aad uga gadooday guddi doorasho oo ay dhawaan  si wadajir ah u magacaabeen Madaxwayne Puntland C/wali Gaas iyo Gudoomiyaha Puntland oo ka koobnaa 9 xubnood oo xubintii Gobolka Gardafuu loogu Daray gobol Kale.

Magacaabida Guddigan ayaa waxaa ka muuqata cadaalad daro weyn oo ka fog xaqiiqada ka jirta Puntland iyo nidaamki saami qeybsiga beelaha walaalaha ah ee wada dhistay puntland iyadoo laga tagay Gobolka Gardafuu oo kamid ah Gobolada ugu baaxada wayn gobollada Puntland uguna khayraadka badan , kana mid ah gobolada dakhli badan oo cashuuraha ahi uga soo xaroodaan puntland. 


Daawasho Wacan



Developed by Jago Desain