Daawo Film Documentary ah : caqabadaha dhanka nolosha kasoo wajaha bulshada ku dhaqan deegaanka Dayaxa ee Degmada Xaabo

Daawo Film Documentary ah : caqabadaha dhanka nolosha kasoo wajaha bulshada ku dhaqan deegaanka Dayaxa ee Degmada Xaabo
Barnaamajkan waa barnaamaj ay Diyaarisay Hay'adda Hado,oo loogu magac daray waaban mayno  waana barnaamaj (documentary) ah oo diiradda lagu saarayo caqabadaha dhanka nolosha kasoo wajaha bulshada ku dhaqan deegaanka Dayaxa ee degmada Xaabo.

barnaamajkan ayaa si gaar ah loogu eegaaya ardeyda dugsiga hoose oo iyagu halis u geliya naftooda si ay wax u bartaan.

Maalin walba ardeydu waxay labo mar ka gudbaan badda si ay dugsiga u tagaan.

Barnaamajka Waxaa soo saaray Xaaji Dirir oo ah sawir qaade iyo wariye madaxbanaan


Halkan Ka Daawo 

Developed by Jago Desain