Posts

Daawo Waraysi xiiso Badan Wasiiru dawladaha Kaluumaysiga Puntland C/raxmaan Kulmiye oo ka Hadlay Kaluumaysiga Sharcidarada ah ee Puntland ka jira

Deegaanada Puntland waxaa ka jira Kaluumaysi sharci daro ah kaas oo ay sameeyaan maraakiib shisheeye, waxaana Kaluumaysigaas uu yahay mid ka qaylisiiyay dad waynaha Xeebaha ee Puntland, iyadoona Wasiiru dawladaha Kaluumaysiga Puntland Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo u waramay Daparaani Show uu ka hadlay Kaluumaysiga Sharci darada ah.

Waraysigan ayaa waxaa ku jira xog badan oo ku saabsan Kaluumaysiga sharci darada ah, .

Puntland hehsiiskii ay la gashay Shirkada ilaalisa xeebaha xili ay jiraan Ciidanka badda Puntland, iyadoona shirkadaas ay leeyihiin muwaadiniin reer Puntland dakhliga soo gala wasaaradda ayaa qasnada wasaaradda waxaa ku dhaca 20% .


Hoos ka Daawo halkan Waraysiga oo dhamaystiran 



Developed by Jago Desain