Posts

Deg Deg: Qarax lala eegtey Masjid ku yaala Beledweyne oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Magaaladaasi.
‏ ‏
Wararka waxa ay leeyihiin Qaraxa waxa uu ahaa bam gacmeed lagu tuuray
Masjid ku yaalla Magaalada Beledweyne.

Ugu yaraan 2 ruux ayaa la soo sheegayaa in ay ku dhinteen Qaraxa,
waxaana jira dhaawac intaasi ka badan.

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain