update Cusub oo soo kordhinaya in faylasha PDF-ka ah laysugu diro WhatsApp ka

Shirkada WhatsApp ayaa maanta bilaawday soo saarista update cusub, update-kaas oo soo kordhinaya in faalaysha ama dukumayntiyada ama waraaqaha laysugu diro whatsapp si gaar ah, in laysula wadaago waraaqaha PDF-ka ah.

Hadda kadib waxaad riixi kartaa badhan si aad u aragtid lifaaqaya waraaqaha PDF Ka ah ee ku kaydsan maskaxda mobilada ku shaqeeya nidaamka Android-ka

mobilada iPhone -ka ah, waxaad awoodi doontaa inaad ku soo lifaaqdid faalasha adiga oo isticmaalaaya barnaamijyada kale ee kaydinta, sida DropBox, Google Drive iyo OneDrive

BAARGAALTECH
Wararka technologyda kala soco
Developed by Jago Desain