Posts

Dawlada Puntland oo qaadashada 4.5 ku badalatay Mashaariic waa weyn oo ay u ballan qadeen Dawladaha Talyaaniga, Turkiga & Imaaraatka Carabta

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa xaqiijinaya in shirka hadda u socda Puntland, DFS, Beesha Caalamka, IGAD, Midowga Yurub, Itoobiya, Talyaaniga, Imaaraatka Carabta & Turkiga uu yahay mid xasaasi ah oo go'aamo ad adag lagu qaadan doono.

Dawladdaha Carabta & Reer Yurub ee hadda ku soo biirey wada hadalada Garoowe ayaa la xaqiijinayaa in ay door weyn ka qadan doonaan dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland.

dawladaha Talyaaniga, Imaaratka & Turkigu ayaa la filaayaa inay ku dhawaaqaan mashaariic horumarineed oo laga fulinayo deegaanada Puntland.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain