Akhriso: Shirwaynihii dhaqanka soomaaliyeed oo lagu doortay gudi ka kooban 5 xubnood


Waxaa maalintii labaad galay shirkii isimada soomaaliyeed ee kasocday magaalada dhaqanka ee Qardho.

shirkan Isimada ayaa shalay lagu doortay guddi ka kooban 5-xubnood oo kala ah:-
1.Ugaas Faracadde beesha Hawiye
2.Ugaas Maxamad Ugaas Xaashi beesha Daarood
3.Suldaan Xaydar Suldaan Suufi beesha Digil iyo Mirifle
4.Iimaam Cismaan Maxamad beelaha shanaad
5.Ugaas Xaaji Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen beesha Dir.

Boqor Burhaan boqor muuse oo gogoshan dhigay ayaa waxaa gacan kusiiyey
Dowlada Puntland .
Dowlada Federaalka iyo
hay ada qaramada midoobay wuxuuna noqondoonaa shir wax badan ka bedela arimaha soomaaliya.

shirkan ayaa ergada fadhida ay gaaraysa 110 hogaamiye dhaqameed.







SHABAKADA BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain