Daawo :siyaasi Faarax Maxamuud yuusuf Dooxajoog oo Maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari

Daawo :siyaasi Faarax Maxamuud yuusuf Dooxajoog oo Maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari
Siyaasi Faarax Maxamuud yuusuf Dooxajoog ayaa Maanata Waxaa Sidiiran loogusoo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Soo dhaweynta Siyaasi Eng Farax Dooxajoog ayaa waxaa ka qeyb qaatey culimo udiin, aqoonyahano, Isimo uu ka mid yahay Beeldaaje Ismaciil beeldaaje Yaasiin ,dhalinyaro iyo waliba qaar ka mid ah bulshada rayidka ah ee magaalaa Bosaso,

Siyaasi faarax Maxamuud yuusuf dooxjoog ayaa horay u usoo noqday Wasiirkii ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland , waxaana sidoo kale aad loogu xasuustaa Maamulkii Raascaseyr State ee uu Kaga dhawaaqay Deegaanada Gobolka Gardafuu xiligii Madaxwayne Faroole oo uu ka ahaa madaxwaynaha maamulkaas inta uusan Dib uga noqon






















Developed by Jago Desain