Posts

DEG DEG: Xoogaga alshabab oo goordhow hawada kasaaray isgaarsiintii magaalooyinka hobyo iyo xarardheere


Xogaga alshabab ayaa gordhow hawada kasaray isgaarsiintii magaalooyinka hobyo iyo xarar dheere oo ka wada tirsan gobolka mudug,

Wararka hada ka imaanaya magaalooyinkaas ayaa sheegaya in alshabab ay hada baaritaano ka wadaan halkaas.

Ilaa hada alshabaab kama hadlin sababta ay isgaarsisiinta hawada uga sareen
WIXII SOO KORDHA KALA SOCO SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain