DHAGEYSO:Isimo Ka Soo Horjeesadey Shir uu iclaamiyey Boqorka Beelaaha Daarood Boqor Burhaan boqor muuse

DHAGEYSO:Isimo Ka Soo Horjeesadey Shir uu iclaamiyey Boqorka Beelaaha Daarood Boqor Burhaan boqor muuse

Qaar kamid ah Isimada Puntland ayaa Waxa ay Ka Soo Horjeesadeen Shir uu dhawan iclaamiyey Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse kaasi oo uu sheegay 21 bishan uu ka qabsoomi doono Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar Shir ay isugu Imaanaayaan Isimada Soomaaliyeed, Balse Khilaafkan Hada so if baxaya ayaan la ogeyn halka uu cago dhiganayo ,iydoo ay waxgardka iyo isimadu ay yahiin marjaca kaliya ee loo noqdo kuwaaso oo ahaa asaasayaashi Dawlad goboleedka Puntland

Halkan Hoose Ka Dhageyso
Developed by Jago Desain