Posts

sawiro: Degmada Xingalool iyo dhamaan deegaamada SSC Oo Wacdaro Ka Dhigay Maalinta Nadaafada ee 18 May

Waxaa maanta ka bilaabmay degmada xingalool iyo deegaanada kale ee khaatumo state of somalia ololihii maalinta nadaafada ee 18 May kaasi oo sanad walba laga xuso dhamaan deegaanada khaatumo state of somalia.

waxaana ololaha maalinta nadaafada iyo khashin gurka u qalab qaatay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada deegaamada khaatumo state oo maalintan u asteeyay maalim laga nadiifiyo dalka qurunka iyo wasakhda iyo qashinka halka gobolada waqooyi u dabaal dagaayan maalintii kala goa iyo burburka

Daawo sawirada








BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain