Daawo Kaftanka Siyaasada Iyo Cali Xaraare iyo Hadyado madaxda Soomalidu codsatay

Daawo Kaftanka Siyaasada Iyo Cali Xaraare iyo Hadyado madaxda Soomalidu codsatay
Waxaanu halkan Idiinku soo Gudbinaynaa sidaad nooga barateen Barnaamijka Kaftan Siyaasada oo uu soo Jeedinayo Wariye Cali Xaraare Waxaana Qodobada lagu soo qaatay todobaadkan kamid ah .:

Cisbitaalada ugu waawayn magaalada Muqdisho ee ay ka mid yihiin Digfeer iyo Banaadir oo la sheegay inayna Hoos tagin Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya, Ololaha Doorshada Soomaaliya iyo Xubanaha Xilalka kala duwan doonay Qorshahooda. 

Madaxwaynaha Jubbaland oo welwel ka qaba, Kulankii Maraykanku la yeeshay Barre Hiiraale, Isagoo sheegay in Bare Hiiraale iyo Kismaayo ay Aragti ka dhaxayso oo uusan Arintaa ka seexan, 


Reer Maakhir oo la sheegay inay Barteen wax ii dhiib, Iyagoo diiday Nin Suudaani ah oo doonayey inuu Warshad u dhiso, Heerka ay gaadhay Qabyaalada iyo dhacdo ka dhacay Masaajid. Waxaa sidoo kale Lagu soo qaatay Hadyado loogu tala galay Madaxda Soomaalida, Siilaanyo ayaa Codsaday Muraayadaha Araga, 


C.wali Gaas ayaa Codsaday Mobil Casri ah

Cali Khaliif oo Codsaday Kabaha Ciyaaraha 
Axmed Samatar oo codsaday Kaban
Xasan sheekh oo Mashquul noqday
Shariif Xasan oo Codsaday Buuga Ingiriiska ee Soomaaliga lagu Turjumay
 Axmed Madoobe oo codsaday Xine Madoobe.
Cumar C.rashiid oo Codsaday Biraha Lagu Jimicsado Ama Xalwad.

Halkan Ka daawo


 
Developed by Jago Desain