DAAWO : Kal-Fadhiga 5-aad ee golaha deegaanka degmada Baargaal oo Maanta furmay

DAAWO : Kal-Fadhiga 5-aad ee golaha deegaanka degmada Baargaal oo Maanta furmay
Kalfadhigan oo ah kii 5aad oo ay yeeshaan golaha deegaanka degmada Baargaal oo sanadkiiba 2 jeer la qabto ayaa maanta waxa uu ka furmay hoowlka shirarka dowlada hoose ee Degmada Baargaal. 

Halkan Ka daawo Qayb Kamid Ah uritaanka Kalfadhiga 

Developed by Jago Desain