Posts

Hoos U Dhac Laga Dareemaayo Dalaggii Laga Heli Jiray Beeraha Xiliga Roobka La Tacbado Ee Gobolka Sh.hoose




Waxaa roob yari ay ka jirtaa sanadkaan inta badan gobolada Soomaaliya, waxaa aad u liito wax-soosaarkii beeraha gaar ahaan beeraha aan waraabka ahayn ee Kanaalada Wabiga aan lagu xirin

Beeraha Gobolka Shabeelaha Hoose oo isugu jiro kuwoo lagu Waraabiyo Biyaha Wabiga iyo kuwoo xiliga Roobka lagu tacbado ayaa waxaa laga dareemayaa hoos u dhac weyn oo dhanka dalagga beeraha ah gaar ahaan beeraha la tacbado xiliga Gu’ga iyo Deyrta.

arintn ayaa laga yaabaa inay saamayn wayn ku yeelato dadkii ku tiirsanaa waxsoosaarks gobolada shabeelada hoose iyo sara u kac qiimaha Dallaga qaar

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain