SAWIRKA MAANTA : Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Baabuurta Talaalka Qaadaysa

SAWIRKA MAANTA : Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Baabuurta Talaalka Qaadaysa
Sawirka maanta waxaan ku soo qaadanaynaa olele ballaran oo ay ka dhawaajisay Wasaaradda Xannaanada xoolaha Dowladda puntland oo la qorshaynaayay in lagu Tallaalo xoolo gaaraaya Saddex milyan oo neef .

Barnaamijkaas Tallaalka waxaa soo wajahday dhibaato badan kadib markii laysku qabsaday hanaanka ay wasaarada xanaadada xoolaha puntland u qaybisay baabuurtii qaadi lahayd talaalka , arintaas oo ay ka dhalatay baabuur la xabadeeyay , kuwa la leexsaday iyo kawa kaloo badan oo ku xaniban caasimada garowe

marka daawasho wacan 





Developed by Jago Desain