DAAWO DHULKII : SAWIRO QURXOON DEEGAANKA #TOOXIN EE DEGMADA #BAREEDA EE GOBOLKA #GARDAFUU

DAAWO DHULKII : SAWIRO QURXOON DEEGAANKA #TOOXIN EE DEGMADA #BAREEDA EE GOBOLKA #GARDAFUU
Tooxin waa meel Cimilo Fiican oo Dugaal ah , waxayna leedahay muqaalo aad u quraxbadan , 

Todobaadkan waxaan idinku soo bandhigaynaa qaybta DAAWO DHULKII sawiro qurxoon oo laga soo qaaday deegaanka tooxin gaar ahaan garoonka lagu ciyaaro oo ah meelo aad u qurux badan oo tog biyood dhinac ka maro dalxiiskanaaad ugu wanaagsan 

Daawasho wacan 

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari \
Baargaal@gmail.com












Developed by Jago Desain