Daawo Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo xiiso badan Fool-xumadii Shirkii IGAD Ka dhacday iyo Qodobo la yaab leh

Daawo Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo xiiso badan Fool-xumadii Shirkii IGAD Ka dhacday iyo Qodobo la yaab leh
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa sidii aad nooga barateen Barnaamijka KAFTANKA SIYAASADA, Waxaana lagau soo qaatay todobaadkan Qodobo Xiiso leh,

Barnaamijka ayaa si gaar ah waxaa diirada Loogu saaray Shirkii IGAD ee Muqdisho, Go’aankii Madaxwaynaha ee Qaadka, Isbadalkii Markii danbe ku yimid, Dhacdo Fool Xumo badan oo ka dhacday Garoonka Muqdisho markii ay soo degeen madaxda ka qayb galaysay shirka, Iyadoo halkaasi ay NIIKO ugu sameeyeen Gabdho Soomaaliyeed, Taasi oo ka Fog Dhaqanka wanaagsan iyo Diinta Islaamkaba, Bulshaduna ay aad uga carootay

Dhinaca kale Barnaamijka ayaa lagu soo bandhigay Hadalo kala duwan oo kasoo yeeray Madaxwaynaha Somalia, Musharaxiinta Soomaalida oo Bilaabay inay Ducaystaan, Iyo dhacdo dhacday Xiligii Madaxwayne Cabdi Qaasim, Go’aankii Madaxwaynaha Jubaland ee Aroosyada iyo Dumarka Al-shabaab.

HALKAN HOOSE KA DAAWO 



Developed by Jago Desain