Daawo Dhacdo Mucjiso ah oo ku dhacday Qoys reer Guuraa ah Duleedka magaalada Qardho




Dhacdo Mucjiso ah ayaa ku dhacday Qoys reer Guuraa ah oo deganaa Duleedka magaalada Qardho, Iyadoona Lagu soo tuurayo dhagax aan la garanayn meel uu kasoo dhacayo.

Qoyskan ayaa intaasi kadib waxaa la keenay Gudaha magaalada Qardho, Iyadoona ay Halkii Kasii Bilaabatay Dhagaxii ku socday kaasi oo dhaawacyo kala duwan u gaystay, sidoo kalana cuntada marka caruurta loosoo dhigo ayaa waxaa looga Shubayaa (ciid iyo dhagax).

Hooyada reerkan ay Mucjisadu ku dhacday, Dadka deriskeeda ah iyo Qoyskii ay kusoo degeen magaalada Qardho ayaa sharaxay sida wax u dhaceen.

halkan ka daawo

Developed by Jago Desain