Daawo mucjiso: fanaanada Tufaax Darajo oo la kulantay Mucjiso kana baxday Fanka

Daawo mucjiso: fanaanada Tufaax Darajo oo la kulantay Mucjiso kana baxday Fanka



Fanaanada Tufaax Darajo oo kamid ah Fanaaniinta Soomaalida ee ku dhaqan Qaarada Yurub ayaa Maanta ka Warbixisay Arin Mucjiso ah oo ku dhacday, iyadoona sheegtay in IFKA lagu Tusay wax ay ku Waayo Aragto.

Tufaax ayaa waxay sheegtay in iyada oo Soconaysa loo sheegay inay Dhimanayso, Markaasina ay Awoodi wayday inay Wax dhaq-dhaqaaq ah Samayso, Sidoo kalana Maalmihii ugu danbeeyay marka ay Gurigeeda Tagto inay QAYBISADA DABKA iyo Xariga Mobilka ee Dabku (Charger) uu Noqodo Mas oo kale, Sidoo kalana Lala hadlayo.

Culimada ayaa u sheegay inay Joojiso Fankii ay Jili jirtay, waxayna Shaacisay inay Mucjisada la tusay ku Waayo Aragtay, islamarkaana ay Fankii ka baxday.

HALKAAN KA DAAWO

Developed by Jago Desain