October 14, 2016

DAAWO : Kaftanka siyaasada iyo Cali Xaraare iyo Aqalka Sare yaa galaya

SHARE

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa sidii aad nooga barateen Barnaamijka KAFTANKA SIYAASADA, Waxaana lagau soo qaatay todobaadkan Qodobo Xiiso leh, 

Barnaamijka ayaa si gaar ah waxaa diirada Loogu saaray Doorashooyinka Aqalka Sare ee soomaaliya iyo cidda ku soo baxaysa iyo qabqablayaasha dagaalka soomaaliya 

Daawasho Wacan 



SHARE

Author: verified_user