Daawo : Wiil labo madax leh oo ku dhashay dalka Hindiya, jirka kalena hal qof ka ah

Daawo mucjiso : Wiil labo madax leh oo ku dhashay dalka Hindiya, jirka kalena hal qof ka ah

Arin mucjiso ah ayaa lagu arkay isbitaal Jawaharlal Nehru Medical College ee ku yaal magaalada Ajmer ee dalka Hindiya, halkaasi oo uu ku dhashay ilmo labo madax leh, laakiin jirka kale oo dhan hal qof ka ah.

Ilmahaan yar ee labada madax ku dhashay ayaa wada shaqeynayaan labada madax ama si kale marka loo dhigo wada nool yihiin.

Hooyo labaatan jir ah ayaa ilmahaan yar ku curuday iyo aabo da’diisa aan la sheegin. Markii la maqlay in isbitaalka Ajmer ay ku dhasheen ilmo labo madax leh ayaa waxaa buux dhaafiyay kumanaan dad ah si ay u arkaan ilmaha dhashay ee mucjisada ah.





Halkan Ka daawo Muuqaal 
Developed by Jago Desain