Posts

OGAYSIIS : XARUNTA CAAFIMAADKA ABU-HURAYRA MEDICAL CLINIC

Xarunta caafimaadka ee ABU-HURAYRA  MEDICAL CLINIC AND PHARMACY  waxay ogeeysiinaysaa dhamaan bulsha weynta kudhaqan Degmada Baargaal iyo Gobolka Gardafuu  inuu soo fariisanayoh xarunta 7/11/2016 

Dr.maxed xassan nuur 

oo caanka ah dhamaan Degaannada Puntland kuna takhasusay cudurada guud gaar ahaan cudurada haweenka isaga oo watah qalab aykamid yihiin 
-computer ka wareegga (ultrasond) 
-iyo kan wadnaha(ECG)

wuxuuna fadhiyi doonaa xarunta muddo 5malmod ah waxay kale oo xaruntu idiin sookordhissay sheybaar casri ah iyo weliba qiima dhimis lagu sameeyey dawooyinka wixii faah faahin ah oo in taasi dheer kala xiriir talefonadan hosku qoran 

7111191 ama 7720939 

ama Booqo xarunta ABU-HURAYRA  MEDICAL CLINIC AND PHARMACY oo kutaal bartamaha magaalada aga gaarka shirkadda rascasayr fishing company 

FG isdiiwaangelintuna waysocotaa waana mahadsanidiin
Developed by Jago Desain