DAAWO KAFTANKA SIYAASADA : Soomaalida Maraykanka iyo Donald trump maxaa kala haysta

DAAWO KAFTANKA SIYAASADA : Soomaalida Maraykanka iyo Donald trump maxaa kala haysta
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa sidii aad nooga barateen Barnaamijka KAFTANKA SIYAASADA, Waxaana lagau soo qaatay todobaadkan Qodobo Xiiso leh, 

Barnaamijka ayaa si gaar ah waxaa diirada Loogu saaray Doorashadii maraykanka iyo  guushii madaxwaynaha cusub ee dalka maraykanka ee Donald trump iyo waxa kala dhex yaal soomaalida iyo Madaxwaynaha cusub ee Donald Trump

iyo abaaraha Ba'an ee ka jira in badan oo kamid ah gobolada soomaaliya iyo doorashada somaliland iyo beesha dhexe

Barnaamijka waxaa diyaariyay oo idiin soo gudbinaya wariyaasha Cali xaraare iyo yaasin ducaale daawasho wacan.

Daawasho Wacan 
Developed by Jago Desain