Hambalyo Xildhibaanka Da'da yar Aqoonyahan C/naasir siciid muuse oo ku Guulaystay Doorashadii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Soomaaliya

Hambalyo Xildhibaanka Da'da yar Aqoonyahan C/naasir siciid muuse oo ku Guulaystay Doorashadii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Soomaaliya
waxaan halkan ugu hambalyaynaynaa  Xildhibaanka Da'da yar Aqoonyahan C/naasir siciid muuse oo ku Guulaystay Doorashadii maanta ka dhacday garowe ee loogu tartamaayay Aqalka Hoose ee xildhibaanada u matalaaya puntland Barlamaanka Fedraalka Soomaaliya 

waxaan Allaah uga baryaynaa inuu guulaysto isla markaana si daacad ah u guto waajibkiisa qaran isagoo ah aqoonyahan matalaya dhalinyarada soomaaliyeed iyo aqoonyahankaba.

maanta waa lagu doortay waana laguu han wayn yahay

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada CAlbari
Baargaal@gmail.com

Developed by Jago Desain