WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo ka socda magaalada Gaalkacyo

WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo ka socda magaalada Gaalkacyo
War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaal culus uu hadda ka socdo duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo, waxaana la maqlayaa hugunka hubka culus oo ay dhinacyadu adeegsanayaan.

Wararka ayaa sheegaya ciidamada Galmudug ay dagaal toos ah ku soo qaadeen ciidamada Difaaca ee Puntland ayna jawaab kulul ka bixiyeen.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegaya in dagaalkan uu yahay mid laga leeyahay ujeedooyin gaar ah oo lasoo qaaday, waxaana la maqlayaa hugunka hubka nooc kasta oo uu yahay.

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararaka Horumarka Deegaanada Calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain