Akhriso : Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada maanta lagu doortay Garoowe

Akhriso : Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada maanta lagu doortay Garoowe

Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee heer Puntland ayaa ku guuleystay in ay maanta qabtaan doorashada 11 Kursi oo kamid noqonaya baarlaaanka cusub ee Soomaaliya, waxaana si gaar ah ugu jira 2 Kursi oo ay Haween leeyihiin.
Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada kala guuleystay ayaa kala ah.
  • Daahir Maxamed Muuse- Beesha Leelkase
  • Cabdirashiid Maxmaed Gaboobe - BeeshaLeelkase
  • Saadiq Warfaa -Beesha Leelkase
  • Sharmaake Garaad Saleebaan-Beesha Dhulbahante
  • Maxamed Cabdullaahi-Beesha Warsangali
  • Sacdiya Salaad Samatar -Beesha Carab-Saalax
  • Xaawo Yuusuf Axmed-Beesha Cumar Maxamuud
  • Maxamed Axmed Ciise-Beesha Cusmaan Maxamuud
  • Maxamed Cabdikaafi Max’ed-Beesha Carab Saalax
  • Cabdullaahi Bidhaan Warsame-Beesha Dhulbahante
  • Saleebaan Axmed Xaashi-Beesha Cumar Maxamuud
Xubnahan badankooda ayaa ahaa kuwa aan horay saadaalin looga bixin, waxaana qaarkood ay xariiro wanaagsan la leeyihiin Musharaxiinta hadda u taagan Madaxweyne-nimada Soomaaliya.


Developed by Jago Desain