Posts

Hambalyo Meher Farxad Leh :Maxamed C/laahi Yuusuf iyo Najmo Axmed Cali

Hambalyo Meher Farxad Leh :Maxamed C/laahi Yuusuf iyo Najmo Axmed Cali
waxan Halkan Hambalyo Meher farxad leh uga diraynaa wiilkeena Maxamed C/laahi Yuuusf iyo Najmo Axmed Cali oo Meherkoodu Caawa ka Dhacay Magaalada London ee Dalka UK

Waxanu Leenahay anago wadajir ugu dhawaqayna hambalyo Hambalyo wada Noolada nabad ku waaara
Noqda reerkii lagu nastee lagu negaado, wiil iyo caano gabar iyo caano, baarakallaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa bilkhayr
Aamiin ....... Aaamiin........... Aamiin

waxaana hambalyadan diraaya  : 

Qoyska Reer Cali Aadan oo dhan 
Hooyo Madiina cali aadan
Hooyo istanbuul cali aadan
Hooyo Sahro Cali Aadan 
Hooyo Xaliimo Cali aadan 
Abti Maxamed Cali Aadan
Aabe C/laahi Yuusuf maxamuud iyo dhamaan caruurtooda 


waxaa kaloo Diraya Hambalyo Tanoo kale ah lamid ah  : 

Jihaan Uurgub
Sucaad Uurgub
Shacni Abuukar 
Abti Nuurudiin Jaamac
Abti Jibriil jaamac

 Reerkii Lagu Nastee lagu nagaadee Wada jiree Nabad gala Allahayow idinka Yeel aamiin .. Aamiin .... aamiin . aamiin 

Developed by Jago Desain