Posts

Daacish oo 3 kamid ah madaxyada dadkii u afduubnaa soo dhigaty tuulada karin


Kooxada Daacish ayaa madaxyada 3 kamid ah dadkii ay dhawaan afduubteeyn waxa ay soo dhigay tuulada karin oo qiyaastii u jirta Degmada Qandala u jirta 53 KM.

Sadaxda qof ee madaxyadooda la soo dhigay tuulada karin waxa ay kamid ah ahaayeen 5 qof oo kooxda Daacisho afduub ahaan u haysatay kadib markii asbuucii hore ay kala dageeyn gaari rakaab ah .

Mid kamid ah Dadka degaanka madaxyada ragaan la soo dhigay oo diiday in magaciisa la adeegsado ayaa waxa uu sheegay in 3 madax ee ragaan lagu soo daray warqad ay ku qoran yihiin magacyadooda iyo sadax bari kala aasa.
Developed by Jago Desain