DAAWO KAFTANKA SIYAASADA : Madaxwaynaha Puntland oo loo diiday magaalada Garoowe, isagoo Saldhig ka dhigtay magaalada Boosaaso

Waxaanu Halkan Idiinku soo gudbinaynaa sidaad nooga barateen Barnaamijkii Kaftanka Siyaasada, oo uu daadihiyo Wariye Cali Xaraare, Waxaana lagu soo Bandhigay todobaadkan Qodobo Kala Duwan oo aad u Xiiso badan. 

 DAAWASHO WACAN SHABAKADA BAARGAAL.NET 
Isha wararka horumarka calbari


Developed by Jago Desain